Robotka Sofia oo gaartay Adis Ababa lana kulmeysa R/Wasaare Abiy Axmed (Daawo Sawirro)

Robotka Sofia ee u sameysan sida bini’aadamka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Adis Ababa ee Caasimada Dalka Itoobiya, waxaana robotkan la filayaa in uu kulan gaar ah la qaato Ra’isul Wasaaraha Itoobiya. Robotka Sofia ayaa u sameysan sida qof dumar ah, waxa uuna robotkan u dhaq dhaqaaqi kara una hadli kara sida qof bini’aadam oo … Continue reading Robotka Sofia oo gaartay Adis Ababa lana kulmeysa R/Wasaare Abiy Axmed (Daawo Sawirro)